MAXAY TAHAY SHIICAD ? Qeexid: shiicada wa magac loogu yeero qeebkamid ah muslimiinta oo macnaha ahaan eraygaan ayaan noqonaya (supporters ama atbaac- xerta raacsan aalabaytka) intabadan waxaa looyaqaana shiica qolada ladhaho (isnaa cashariyah) oo ah kooxda ugu faca wayn shiicada kunool caalamka kuwaasoo isku arka inay tahay xaq in cali bini abiidaalib iyo tarankiisa iyo xaskiisii faaduma binti rasuul ay lahaayeen adeecidda oo aysan jirin qolo kale oo warkooda laqaadanayo kadib geerida n.c.s.w. sida ay ka fahmeen xadiiska n.c.s.w. oo ah : (إني تارك فيكم ما إن تمسكتم به لن تضلوا بعدي ; أحدهما أعظم من الآخر ; كتاب الله حبل ممدود من السماء إلى الأرض وعترتي أهل بيتي ولن يتفرقا حتى يردا على الحوض فانظروا كيف تخلفوني فيهما) Taariikhda shiicada : Culimada baara taariikhda ayaa qaba in shiicada ay soo ifbaxday kadib markii n.c.s.w. uu geeriyooday oo ay qeeb kamid ah asxbta ay kushireen xaafada reer banii saacid si loodoorto khaliifkii ba...